Video:-Madaxweynihii hore ee Puntland Jeneral Cadde Muuse oo Geeriyooday

Rabbi ha u naxariistee waxaa maanta ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hre ee Puntland Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor, oo loo yaqaanay Jen. Cadde Muse.

Jen.Cadde ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanaa dalka Imaaraadka Carabta waxaana uu geeriyoodey maanta oo taariikhdu tahay 8da Feberaayo.

Marxuumka ayaa ifka uga tegey afar caruur ah oo kala ah laba wiil iyo laba gabdhood iyo hal xaas.

Bahda idilnews  oo dhan waxay tacsi tiiraanyo leh ka dirayaan Geerida marxuum Jeneral Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde),hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweynihii hore ee Puntland Jeneral Cadde Muuse oo Geeriyooday"

Leave a comment