Dhagayso:-Booliska Mudug oo gacanta ku dhigay Gaari walxaha qarxa ay ka buuxaan

 

Mid ka mid ah saraakiisha puntland ayaa sheegay in gaarigan laga leexiyay laamiga isku xira Bosaaso Iyo Gaalkacyo Ayna Hayeen Xogta Ku Saabsan Gaarigan Waxaa Saarna Sida Taliyihu Sheegay Qalab Ciidan iyo Walxaha Qaraxyda loo adeegsado Oo Loo Waday Kooxo Ku Sugan Bosaaso,hoos ka dhagayso.

 

 

Halkan ka dhagayso codka

Be the first to comment on "Dhagayso:-Booliska Mudug oo gacanta ku dhigay Gaari walxaha qarxa ay ka buuxaan"

Leave a comment