Dhagayso:-Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi ka diray Geerida Madaxweyne Cadde kana hadlay waxqabadkiisa u horeeya

Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay waxqabadkisa Boqolka maalmood ee ugu horeeya.

Madaxweyne Farmaajo oo u warramay wariyaha VOA-da Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horreyn wuxuu ka tacsiiyeeyey geeridi ku timid madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Generaal Cadde Muuse,hoos ka dhagayso.

 

 

Halkan ka dhagayso codka

Be the first to comment on "Dhagayso:-Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi ka diray Geerida Madaxweyne Cadde kana hadlay waxqabadkiisa u horeeya"

Leave a comment