Dhagayso:-Maxkamada Racfaanka Dalka Maraykanka oo diiday iyaduna go’aankii Trump

Maxkamadda racfaanta ee dalkan Maraykanka ayaa diidday amarkii madaxweyne Donald Trump uu dalkan kaga manuucayey inay usoo safraan muwaadiniinta toddoba waddan oo ay Soomaaliya ku jirto muddo 90 maalmood ah.

Trump oo dastuurka waddankan u oggol yahay inuu soo saaro wareegtooyin ayaa u arkay in wareegtada amarka madaxweyne ee uu ku mamnuucay qaxootiga ay sharci ahayd, waxaana uu muujiyey inuu kiisklan u gudbin doono Maxkamadda Sare ee dalkan Maraykanka,hoos ka dhagayso cdoka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka

Be the first to comment on "Dhagayso:-Maxkamada Racfaanka Dalka Maraykanka oo diiday iyaduna go’aankii Trump"

Leave a comment