Video:-Baarlamaanka South-Africa oo feer ka bilawday xili Madaxweynaha Dalkaasi khudbaynayay

Feer ayey isku billaabeen xildhibaanada baarlamaanka Koofur Afrika ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbo uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa baarlamaanka.

Xubno ka mid ah xisbiga xagjirka ah ee mucaaradka ee u ololeeya arrimaha dhaqaalaha (EFF), oo dhammaantood xirnaa dhar guduud ah, ayaa feer ku billaabay ciidamada isku deyay inay kal-fadhiga ka saaraan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

Halkan ka daawo muuqaalka 3aad

Be the first to comment on "Video:-Baarlamaanka South-Africa oo feer ka bilawday xili Madaxweynaha Dalkaasi khudbaynayay"

Leave a comment