Video:-Jabkii Doorashada Somaliya ka raacay Damjadiid iyo Sxb-kood Gabre oo warbaahinta caalamku ka hadashay

Gen. Gabre oo goobjoog ka ahaa xarunta ay doorashada ka dhacaysay ayaa xaruntaasi isaga baxay, kadib markii madaxweyne Farmaajo uu helay codadka xildhibaano gaarayay 184, taasi oo uu ku ogaaday in qorshihiisii uu Fashilmay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Jabkii Doorashada Somaliya ka raacay Damjadiid iyo Sxb-kood Gabre oo warbaahinta caalamku ka hadashay"

Leave a comment