Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada oo kulmay

Madaxweynaha cusub ee Somalia Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa la kulmay 3 madaxweyne goboleed oo ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo kala ah ,Madaxweyne Gaas,Madaxweyne Shariif Xasan, iyo Madaxweynaha xilka laga qaaday ee C/kariin Guuleed waxaa ka maqnaa kulanka Madaxweynaha Jubaland oo aan isagu Xamar xaadir ku ahayn xiligan.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo wada shaqeyn lahaa garabna la isugu noqon lahaa,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne farmaajo iyo Madaxweynayaasha Dawlad Goboleedyada oo kulmay"

Leave a comment