Video:-Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo fariin dardaaran ah usoo diray Madaxweynaha Farmaajo

Isimada iyo waxgaradka Gobolka Hiiraan oo hormuud u yahay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa fariin usoo diray Madaxweynaha cusub ,isla markaana Taageero balaaran u muujiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Waxgaradka Gobolka Hiiraan oo fariin dardaaran ah usoo diray Madaxweynaha Farmaajo"

Leave a comment