Video:-Banaanbax balaaran oo lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socda Muqdisho

Isku soo bax nabadeed oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee dalka ayaa ka soconeysa magaalada Muqdisho, kaasi oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Gobolka banaadir.

Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17-ka degmo ee gobolka ayaa isugu soo baxay taalada Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere, kuwaasi oo sitay boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku taageerayaan Madaxweynaha la doortay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Banaanbax balaaran oo lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo oo ka socda Muqdisho"

Leave a comment