Video:-Shir looga xaajoonayo amniga Gobolka Bari oo maanta ka dhacay Magaalada Bosaso

Shir looga xaajoonayay amaanka Gobolka Bari ayaa maanta lagu qabtay xarunta Dawlada Hoose ee magaalada Bosaso.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Dawlada Puntland,Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada iyo guud ahaan qaybaha Bulshada Magaalada Bosaso.

Bosaso ayaa waayahan danbe waxay marti galisay falal amni daro,kuwaasoo iskugu jira dilal qorshaysan,qarayxo iyo weeraro toos ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Shir looga xaajoonayo amniga Gobolka Bari oo maanta ka dhacay Magaalada Bosaso"

Leave a comment

 
%d bloggers like this: