Video:-Sidee u dhacay kulankii Xasan Culusow iyo Farmaajo ee Villa Soomaaliya

Madaxweynaha sida lama filanaka ah lagu doortay ee J.F.S Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud.
 
Madaxweynaha cusub, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh, waxa uu uga mahadceliyey booqashadiisii ugu horreysay ee Madaxtooyada uu ku yimaado ka hor caleema-saarkiisa Madaxweynanimo,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Sidee u dhacay kulankii Xasan Culusow iyo Farmaajo ee Villa Soomaaliya"

Leave a comment