Video:-Camey”Raadinta dhulka ka maqan Puntland uma yaalo oo kaliya dowladda hasayeeshee waa waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland”

????????????????????????????????????

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa si kulul uga hadlay hadalo ka soo yeerayey maamulka Soomaaliland iyo Cali Khaliif Galayr.

Eng Camey ayaa sheegay in raadinta dhulka ka maqan Puntland aysan u oolayn dowladda oo kaliya haseyeeshee ay tahay waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka dhagayso codka Camey

Be the first to comment on "Video:-Camey”Raadinta dhulka ka maqan Puntland uma yaalo oo kaliya dowladda hasayeeshee waa waajibaad u yaal dhammaan umadda reer Puntland”"

Leave a comment