Video:-Faysal Cali Waraabe”Farmaajo Hadii uu kharaar noola yimaado kharaar baanu tusaynaa sidii Xasan Shiikh”

waxaa wax laga Waydiiyey Madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo, Wuxuuna sheegay inay Isha ku hayn doonaan Hadalka kasoo baxa Farmaajo,  Sidii Xasan sheekh Hadii uu Qadhaadh Noola Yimaado, Qadhaadh ayaanu Tusaynaa,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Faysal Cali Waraabe”Farmaajo Hadii uu kharaar noola yimaado kharaar baanu tusaynaa sidii Xasan Shiikh”"

Leave a comment