Video:-Shacabka Buuhoodle”Cali Khaliif Galayr waa nin daad qaaday xunbo cuskay,hadalkiisuna wa akii Faysal Cali Waraabe”

Dhawaan ayay hayd markii Cali Khaliif Galyr fariin ay ka xumaadeen shacabweynaha Soomaaliyed,gaar ahaan kuwa Beesha Dhulbahante uu u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo.

Hadaba shacabka Beesha Dhulbahante ee ku nool Deegaamada Sool,Sanaag iyo Cayn ayaa ka jawaabay oo raali galin udiray Farmaajo,sidoo kale Cali Khaliif canbaareeyay una sheegay in uusan matalin oo uu madax goostay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka Daawo muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Shacabka Buuhoodle”Cali Khaliif Galayr waa nin daad qaaday xunbo cuskay,hadalkiisuna wa akii Faysal Cali Waraabe”"

Leave a comment