Sawiro:-Diyaaradii siday Maydkii Marxuum Jeneral Cadde Muuse Xirsi oo soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Bosaso

Diyaaradii siday Maydkii Jeneral Maxamuud Muuse Xirsi Boqor (Jeneral Cadde) ayaa goor dhawyd soo caga hdigatay Gegida Diyaaradaha ee Bosaso.

Madaxwaynaha Puntland , madaxwayne kuxigeenka Puntland , guddoomiyaha baarlamaanka iyo qaybaha bulshada ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha ee magaalada Bossaaso si ay uag qaybgalaan aaska marxuumka oo maalmo ka hor ku Geeriyooday Magaalada Dubai ee cariga Imaraadka Carabta.

Dhanka kale waxaa goordhaw la filayaa in ay gaaraan Bosaso wafti sare oo ka socda Dawlada Fadraaalka iyo siyaasiyiin Somaliyed.si ay uag qaybgalaan aaska Qaran ee loo samaynayo Jeneral cadde.

Kala soco idilnews,

 

 

Be the first to comment on "Sawiro:-Diyaaradii siday Maydkii Marxuum Jeneral Cadde Muuse Xirsi oo soo caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha Bosaso"

Leave a comment