Video:-Sidee u dhacay Aaskii Qaran ee Madaxweyne Cadde Muuse rabi ha unaxariistee

Madax Ka Tirsan Dowladda Somaliya, Puntland, Isimo, Madax ka socotay Dowlad Goboleedyada Qaar iyo Boqalaal Qof oo Somali ah Ayaa Goobjoog ka Ahaa Aaska Marxuumka, Oo Mudo La soo Agaasimayay.

Marxuum Cadde Muuse oo 8-Dii Bishan Ku Geeriyooday Dalka Isku-Taga Imaaradka Carabta, Ayaa meydkiisa ay Diyaarad Sida ay ka soo Dagtay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Boosaso, Waxaanna Si Daganaan Ah u Soo Galbiyay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee PSF-ta,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Sidee u dhacay Aaskii Qaran ee Madaxweyne Cadde Muuse rabi ha unaxariistee"

Leave a comment

 
%d bloggers like this: