Video:-Garoonka Diyaaradaha Aadan cade ee Muqdisho oo laga joojin doono Duulimaadyada 22-ka bishan

Sababta loo sii sheegay ayaa Ah inay la sii socdaan shirkadaha duulimaadyada si aanay maalintaas ugu ku soo beegin duulimaadyada rakaabka ah.

Duulimaadyada la hakiyay ayaa isugu jira kuwa dadweynaha iyo diyaaradaha hey’adaha caalamiga ee ka soo degi jiay garoonka.

Qaban qaabada xaflada caleema saarka Madaxweyne Farmaajo ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana maalin ka hor la magacaabay Guddi ka shaqeynaya caleema saarka oo ah Wasiiro.

Munaasabada caleema saarka Madaxweynaha cusub ayaa la filayaa inay ka soo qeyb galaan Madax caalamka ka socda, waxaana la sheegay in ammaankana si aad ah loo adkeynayo.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Garoonka Diyaaradaha Aadan cade ee Muqdisho oo laga joojin doono Duulimaadyada 22-ka bishan"

Leave a comment