Video:-Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo walaalkii lagu sumeeyay Dalka Malaysiya

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isniintii dalka Malaysia lagu dilay hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya walaalkiis kadib markii meydkiisa la helay

Kim Jong-nam oo 45 jir ah ayaa waxaa lagu dilay airportiga magaalada Kuala Lumpur ee caasimadda Maleysia..

Kim Jong-nam waa curadka hoggaamiyihii hore ee  North Korea Kim Jong-il, waxaa ay isku hooyo yihiin hoggaamiyaha dalka waqooyiga Kuuriya,wararka qaar waxaa ay sheegayaan in Kim Jong-nam uu u dhintay sun la siiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo walaalkii lagu sumeeyay Dalka Malaysiya"

Leave a comment