Video:-Madaxweyne faroole”Raga D.G dalka xukuma haku filnaadaan Dadka ay masuulka ka yihiin oo ninkaas la doortay faraha haka qaadaan”

Xildhibaan Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maantay lagu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe oo caasimada dowladda Puntland kadib safar uu kaga yimid Muqdisho.

Soo dhaweyn ballaaran ayaa loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Canoco iyo gudaha magaalada isagoo la hadlay boqolaal kamid ah taageerayaashiisa kuwaasoo uga mahad-celiyay sida wanaagsan ee ay isugu soo baxeen islamarkaana usoo dhaweeyeen.

Cabdiraxmaan Faroole, ayaa hoygiisa caasimadda Garowe saxaafadda uga waramay arrimo ku aadan doorashadii ka dhacday magaalada Muqdishu isagoo xusay inuu isagu ka haray kadib markii farogalin baahsan uga timid dalka iyo dibadda doorashadii dalka ka socotay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne faroole”Raga D.G dalka xukuma haku filnaadaan Dadka ay masuulka ka yihiin oo ninkaas la doortay faraha haka qaadaan”"

Leave a comment