Video:-Xeer ilaaliyaha guud Puntland”Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Puntland waxay gaarayaan 1002-Maxbuus”

????????????????????????????????????

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo ka warbixiyay xaalada Xabsiyada Puntland iyo maxaabiista xabsiyadaas ku jirta,

Maxamuud Xasan Xeer ilaaliyaha guud oo uwaramayay Tv-ga SomaliCable ayaa sheegay in maxaabiista xabsiyada ku kala jirta ay gaarayaan in ka badan 1000-maxbuus,kuwaasoo danbiyo kala duwan ugu xiran,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

 

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

Be the first to comment on "Video:-Xeer ilaaliyaha guud Puntland”Maxaabiista ku jirta Xabsiyada Puntland waxay gaarayaan 1002-Maxbuus”"

Leave a comment