Kooxaha Bari fc iyo Qardho Fc oo maanta guulo ka gaaray ciyaarihii horyaalka kubada Cagta Puntland

Kooxaha Kubada cagta ee Horyaalka Puntland oo si habsami leh uga socda Guud ahaan Puntland,ayaa waxaa maanta dhacay ciyaaro xiiso leh,
 
Magaalada Bosaso waxaa ku wada ciyaaray kooxaha kala ah Bari FC 1 vs 0 Comset ,waxaana guusha ku raacday ciyaartaas oo xiiso lahayd kooxda bari FC oo kaga adkaaday kooxda Comsed 1-0.ciyaartan ayaa hayad kulankii 22aad.
 
Magaalada qardho ee xarunta Gobolka Karkaar kulankii 23-aad waxaa ku wada ciyaaray Qardho fc 0 vs 1 somtel,ciyaartaas oo aaad u kululayd waxay guusha ku raacday oo ku adkaaday 1-gool kooxda qardho fc,halka kooxda Somtel ay la anba baxday 0.
 
Horyaalka kubada cagta Puntland ayaa maraya meel xiiso leh oo kulul,waxuuna si habsami leh uag socda Dhamaan Gobolada Puntland.
 
kala soco idilnews wararka ugu danbeeya ee ciyaaraha Horyaalka Puntland.

Be the first to comment on "Kooxaha Bari fc iyo Qardho Fc oo maanta guulo ka gaaray ciyaarihii horyaalka kubada Cagta Puntland"

Leave a comment