Video:-Afhayeenkii hore ee Maamulka Cadaado Hagafeey oo Muqdisho lagu dilay

llaha u naxariistee waxaa maanta subixii magaalada Muqdisho lagu toogtay Afhayeenkii hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb, Maxamed Cumar Hagafey, kaasi oo ay rag hubaysani ku weerareen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Afhayeenkii hore ee Maamulka Cadaado Hagafeey oo Muqdisho lagu dilay"

Leave a comment