Sawiro:-Jaaliyada Somaliyed ee Minisota oo soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle

Marwo Caasho Geele Diiriye  Wasiirkii hore Haweenka iyo Arimaha Qoyska Puntland oo kamid ah ahayd waftigii uu hogaaminayay wakiilka xoghayaha guud ee Somaliya Michael Keating ee ka qaybgalay fadhigii Qaramada Midoobey ee loga arinsanayay arimaha Somaliya ayaa maalmahan waxay booqasho ku kala bixinaysay Gobolada kale ee Dalka Maraykanka.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Gobolka Minisota ayaa soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle,waxayna xaflad ugu dhigeen Habeen hore magaalada Minyaabolis.

Hadaba Warbaahinta idilnews ayaa idin soo gudbinaysa sawiro hordhac ah oo xafladaa ku saabsan,sidoo kale idilnews waxay idin balan qaadaysaa in ay idinla wadaagi doonto muuqaalka iyo warbixinta oo dhamaystiran  kulankaas Marwo Caasho iyo Jaaliyada Somaliyed ee Minisota.

 

Halkan ka daawo sawirada:-

 

Be the first to comment on "Sawiro:-Jaaliyada Somaliyed ee Minisota oo soo dhaweyn aad u saraysa u samaysay Marwo Caasho Geelle"

Leave a comment