Video:-Agaasimaha cusub ee hay’ada macdanta iyo Shidaalka Puntland oo xilkii la wareegay

Xil Warejintan Oo Lagu Qabtay Xarunta Hay’adda Macdanta Iyo Badroolka Puntland Ee Bosaso Ayaa Waxaa ka Soo Qayb Galay Agasimihii Hore Ee Hayada Macdanta Iyo Badroolka Puntland Agaasimaha Cusub, Maamulka Gobalka Bari Wasiiro Ka Tirsan Puntland, Siyaasi Cali Cabdi Awaare, Masuliyiin Kale.

Agaasimihii Hore Ee Hay’adda Macdanta Iyo Badroolka Puntland Ayaa Ku Warejiyay Agaasimaha Cusub Waraqihii Cadeynayay Shaqalaha Hayada Furayasha Hal Gaari Iyo Felasha Celashi Shidaalka Ee Ay Puntland Ka Qodeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Agaasimaha cusub ee hay’ada macdanta iyo Shidaalka Puntland oo xilkii la wareegay"

Leave a comment