Video:-Ciidamada PSF-ta Puntland oo bilaabay hawlaglo Alshabaab looga sifaynayo Degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo

Ciidamadan PSF-ta Puntland ee ay taageerto Dawlada Maraykanka ayaa bilaabay hawlgalo looga sifaynayo Maleeshiyada Ururka Argagixisada ah ee Alshabaab Deegaamada hoos yimaada maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado.

Ciidamada PSF-ta Puntland oo kaashnaya maleeshiyo Deegaanka ah ayaa hawlgalkan ka bilaabay Degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo,hoos ka daawo muuqaalka hawlgalkaas.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Ciidamada PSF-ta Puntland oo bilaabay hawlaglo Alshabaab looga sifaynayo Degmooyinka Xarardheere iyo Hobyo"

Leave a comment