Video:-Muranka Hawada Somaliya oo sii xoogaystay iyo Somaliland oo ka hadashay

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay  markii ugu horaysay maamulka Hawada Soomaaliya oo maalmahan uu kasoo cusboonaaday khatar ah in lagu wareejiyo Dawlado shisheeye oo maamuli doona Hawada Dalka.

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada ee Somaliland ayaa ka hadlay arintaas,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Muranka Hawada Somaliya oo sii xoogaystay iyo Somaliland oo ka hadashay"

Leave a comment