Video:-Dhismaha cusub ee laanta socdaalka Puntland oo xariga laga jaray maanta

Laanta  Socdaalka iyo Jinsiyadda Puntland ,ayaa Maanta Xarun Cusub ka furatay Magaalada Garowe, waxaana Furitaanka Xarunta Cusub ka qeyb Madaxweyne Kuxigeenka Puntland iyo Taliyaha Hay’adda Socdaalka G.sare Koofi oo si wadajir ah Xariga uga jaray Xarunta,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Dhismaha cusub ee laanta socdaalka Puntland oo xariga laga jaray maanta"

Leave a comment