Video:-Madaxweyne Farmaajo oo lagu daray madaxda Aduunka loogu jecel yahay

Warbaahinta Caalamiga ah ee Al-jazeera ayaa warbixin xiiso badan ka diyaarisay madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya, iyada oo la sheegay inuu  galay Liiska dadka Dunida loogu Jecel yahay oo Madaxda Afrika aysan Gelin,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Farmaajo oo lagu daray madaxda Aduunka loogu jecel yahay"

Leave a comment

 
%d bloggers like this: