Video:-Booliska Somaliland oo ka hadlay xariga wariye Coldoon

Afhayeenka Booliska somaliland ayaa Dambiile ku tilmaamey Weriye C/maalik Muuse Coldoon oo maalmihii lasoo Dhaafay ku Xirnaa Xabsi ku yaala Magaalada Hargeysa,waxuuna ku tilmaamey in Weriye Coldoon uu yahay Xagjir Khatar ku ah Jiritaanka Maamulka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Booliska Somaliland oo ka hadlay xariga wariye Coldoon"

Leave a comment