Video:-Madaxweynaha Hir-Shabelle oo 65-Xildhibaan Mooshin ka keeneen

Waxaa maanta Mooshin ka dhan ah laga keenay Madaxweynaha Maamulka Hir-Sahabelle Xildhibaanada Maamulkaas.

Ilaa iyo hada Xildhibaanada Mooshinka soo diyaariyay,waxay gaarayaan 65-Mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulkaasi.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa la sheegay in ay ka caroodeen Madaxweyne Cosoble oo soo magacaabistii wasiirada ku soo magacaabay la tashi la’aan ,waxayna ku tilmaameen in uu sharci daro ku magacaabay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

1 Comment on "Video:-Madaxweynaha Hir-Shabelle oo 65-Xildhibaan Mooshin ka keeneen"

  1. MP Abdirizak Ahmed Mohamed | February 22, 2017 at 9:56 am |

    waxaan kula tali lahaa xildhibanada Hirshabele in ay ka noqdaan motion ka ay ku dhawaa qeen 2sabab darted
    1 dhamaan dowlad goboledyada hawiye fowda ayaa ka tagan,sow uma muqata hawiye inunan waxba xakumi karin
    2 guud ahaan somali waxay ubahan tahay horusocod iyo samir

Leave a comment