Sawiro:-Sawiradii soo jiidashada lahaa ee caleema saarkii Madaxweynaha Fadaraalka Somaliya Posted By: Jibril Qoobey February 22, 2017 Share this:TwitterFacebook
Masha allah wadanka allow ka qabo cadowgiisa ay ugu horeeyaan kenya Ethiopia
Dalkani waa ka daalay gacan shisheeye. Farmaajo isha allah waji wanaagsan baa ka muuqda allah hala gacan qabto