Video:-Khudbadii Madaxweynaha jabuti Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa kula taliyey shacbiga Soomaaliyeed in ay sii wadaan taageerada ay u hayaan Madaxweynaha iyo dowladdiisa, dowladda Jabuutina ay mar walba Soomaaliya u yahay Hiilka koobaad,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Khudbadii Madaxweynaha jabuti Ismaaciil Cumar Geelle"

Leave a comment