Video:-Khudbadii Madaxweyne Uhuru Kenyata ee caleema saarka Madaxeweyne Farmaajo

Madaxweynaha dowladda Kenya Uhhuru Kenyata, ayaa u hambaleeyey  Madaxweyne Farmaajo  iyo Shacabkiisa, waxa uu sheegay in uu abuurayo xiriir ku dhisan Derisnimo, walaalnimo iyo Iskaashi dowladda Kenya-na ay diyaar u tahay garab istaagga Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Khudbadii Madaxweyne Uhuru Kenyata ee caleema saarka Madaxeweyne Farmaajo"

Leave a comment