Video:-Wasaarada Kaluumaysiga Puntland oo ka hadashay Maraakiib kaluumaysi oo lagu sheegay in ay Jariif

Shirkan Jaraa’id oo ay sida wada-jirka ah ay ugu Qabteen Xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga Ee Boosaso masuuliyiinta ugu saraysa Wasaaradda kaluumaysiga iyo khayradka Badda ee Puntland ayaa ah mid ay uga hadlayeen 7 Markab oo taagan Xeebta Magaalada Boosaso oo laga leeyahay dalka Jabuuti kuwaas oo ay Puntland Hishiis kula galayso in ay ka kaluumaystan Xeebaha Puntland.

Shacabka Reer Puntland Gaar ahaan kuwo Magaalada Boosaso ayaa is waydinayey Maalmihii la soo dhafay ujeedka Marakiibatan ay u taagan yihiin Dekada Magaalada Boosaso waxayna Masuuliyiintani si faahfaah san uga hadleen u Jeedada Marakiibatan ka danbaysay in ay yimadan Xeebata magaalada Boosaso.

Wasiirka wasarad kaluumaysiga Puntland Cabdi Nuur Cilmi Maxamud Bindhe ayaa ka war bixiyey Dalalka ay ka soo jeedan Markiibtan iyo sida oo Kale Sababta keentay Dekada Boosaso ee Xarunta Gobalka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Wasaarada Kaluumaysiga Puntland oo ka hadashay Maraakiib kaluumaysi oo lagu sheegay in ay Jariif"

Leave a comment