Video:-Xasan Cali khayre oo loo magacaabay RW cusub ee jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya

Madaxweynaha JFS Somalia Nudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabaayo in uu Raisul Wasaare dalka ka noqdo Mudane Xasan Cali Kheyre

Wareegtadaasi ayaa lagu codsaday in in shacabka Soomaaliyeed ay la shaqeeyaan R/wasaaraha cusub,waxaana uu Mudane Farmaajo . Alle uga baryay in howshiisu uu u fududeeyo Mudane Xasan Cali Kheyre.

Wareegtadaasi ayaa lagu codsaday in  shacabka Soomaaliyeed ay la shaqeeyaan R/wasaaraha cusub,waxaana uu Mudane Farmaajo . Alle uga baryay in howshiisu uu u fududeeyo

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

 

 

 

Be the first to comment on "Video:-Xasan Cali khayre oo loo magacaabay RW cusub ee jamhuuriyada Fadaraalka Somaliya"

Leave a comment