Video:-Faarax Cali Shire”Isimadii isma haystaan,hay’adihii maamulka waa sii fashilmayaan,bulshadiina waa sii kala tagaysaa”

Wasiirkii hore ee maaliyada Dawlada Puntland Faarax Cali Shire ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe.

Faarax Cali Shire ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay xaalka siyaasada,dhaqaalah iyo maamulka Puntland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Faarax Cali Shire”Isimadii isma haystaan,hay’adihii maamulka waa sii fashilmayaan,bulshadiina waa sii kala tagaysaa”"

Leave a comment