Video:-Trump oo ka mamnuucay Aqalka-cad CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico

Warbaahinada shalay loo diiday in ay galaan Aqalka cad ayaa waxaa kamid ahaa kuwa ugu afka dheer ee dalka Mareykanka sida CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico , waxaana sidoo kale Warbahainta caalamiga iyana loo diiday Aqalka Cad ku jiray BBC-da oo laga leeyahay dalka Ingariiska,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad

 

 

Be the first to comment on "Video:-Trump oo ka mamnuucay Aqalka-cad CNN, New York Times, Los Angeles Times, Buzzfeed, Politico"

Leave a comment