Mudaaharaad kooban oo looga soo horjeedo dawlada ayaa ka dhacay qaybo kamid ah xaafadaha Bosaso.
Mudaahraadkan oo aan saa u buurnayn ayaa waxaa ka qaybgalay xoogaa Dumar iyo Caruur ah ,kuwaasoo wadooyin yar-yar oo dhexmara xaafadahaas ku gooyay dhagxaan iyo fuustooyin.
Ciidamada amaanka Bosaso,ayaa markii danbe soo gaaray xaafadahaas kalanacayriyay mudahaaraadayashii aan sida weyn u abaabulnayn.
Mudahaaradkan ayaa wararka hoose ee la helayo waxay sheegayaan in ay ka danbeeyaan kooxo diidan siyaasada madaxweyne Gaas.




Be the first to comment on "Sawiro:-Mudaaharaad kooban oo ka dhacay Bosaso iyo Ciidamada amaanka oo kala cayriyay"