Video:-Gudoomiyihii Baarlamaanka Hir-shabelle oo dib ugu laabtay Jowhar iyo arimo xasaasiya oo horyaal

Gudoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabelle oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee xarunta dawlad Goboleedkaas,

Gudoomiyaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Magaalada JowharhXubno ka tirsan Golaha Wasiirada,Maamulka Gobolka iyo qaybaha shacabka Jowhar.

Imaanshaha Gudooomiyaha ayaa aad looga sugayay Jowhar,waxaana horyaala arimo xasaasiya oo ay kamid yihiin ansixinta magacaabistii Golaha Wasiirada iyo xalinta 65-Xildhibaan oo mooshin ka keenay Madaxweynaha Hir-shabelle,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

Be the first to comment on "Video:-Gudoomiyihii Baarlamaanka Hir-shabelle oo dib ugu laabtay Jowhar iyo arimo xasaasiya oo horyaal"

Leave a comment