Video:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xabsiga Dhexe ee muqdisho

Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb ka ah xarumaha dowlada ee uu kormeerka ku sameenayo, wuxuuna sidoo kale soo arkay xaalada ka jirta xabsiga dhexe oo hada loo dhisayo xarun cusub,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Farmaajo oo booqday Xabsiga Dhexe ee muqdisho"

Leave a comment