Dhagayso:-4-Askari oo ku dhaawcmay Qarax ka dhacay Muqdisho

Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay Gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku raadjoogeen ciidammada ammaanka.

Gaarigaan ayaa la sheegay inuu Qarxay markii ay isku hareeyeen ciidanka NISA xili uu marayay Isgoyska Ex Control Afgooye.

Sidoo kale Qaraxaasi Ayaa waxaa ku dhaawacmay Afar askari oo katirsan Ciidamada NISA.

Saraakiisha NISA ayaa wali ka hadlin Qaraxaasi ay Maanta fashiliyeen,hoos ka dhagayso.

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan

Be the first to comment on "Dhagayso:-4-Askari oo ku dhaawcmay Qarax ka dhacay Muqdisho"

Leave a comment