Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Anaa faroole u magacaabay Xildhibaan Aqalka-sare waxaana fiican in xaqiiqda laga hadlo”

Madaxweynaha Dawlada Puntland C/wali maxamed Cali Gaas ayaa markii Ugu Horaysay Ka Jawaabay Eedo Uga yimid siyaasiyiin Horay Xilaal Uga soo qabtay puntland.

Madaxweynaha ayaa ka jawaabay eedayn uga timid madaxweynihii hore ee puntland C.raxman Sh.Maxamed faroole taasi oo ku saabsanayd in xukumada hada talada haysa ay ku guul daraysatay arimo xiligan ka jira puntland,hoos ka dhagayso codka Madaxweynaha.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Madaxweynaha

Be the first to comment on "Dhagayso:-Madaxweyne Gaas”Anaa faroole u magacaabay Xildhibaan Aqalka-sare waxaana fiican in xaqiiqda laga hadlo”"

Leave a comment