Video:-Maraykanka oo balaarin doona Hawlgalada Ciidamadiisa ee Soomaaliya

Saraakil sar-sare oo Maraykank ah ayaa sheegay in Wasaarada difaaca Maraykana ay doonayso inay balaadhisho awoodda military ee dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab ee Somalia, iyadoo dhici karta inay ciidamo Maraykan ah halkaasi loo diro si ay kooxdaasi dagaal u la galaan. Wakaaadda wararka ee AP ayaa warbixin ka qortay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Maraykanka oo balaarin doona Hawlgalada Ciidamadiisa ee Soomaaliya"

Leave a comment