Video:-Madaxweyne Gaas”Dulqaadkii,Dabacsanaantii iyo Naxariistii waxaa loo badalay Dawladu waa jilicsan tahay,hada labo laysku heli maayo”

Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada amni ee Dalka, waxaana uu sheegay in Dawladda waajib ka saaran yahay shacabkeeda isla markaana loo baahan yahay inay amniga adkayso, waxaana uu shacabka Puntland ugu baaaqay inay la shaqeeyaan ciidamadda amnigooda sugaya si ay xasilooni ugu dhamaato wax kasta oo xalin u baahan.

Madaxweynah ayaa sidoo kale ka digay been abuur iyo dhaliilaha aan waxba ka jirin ee cida gaarka ahi ku majara habaabinayaan shacabka, waxaana uu Madaxweynuhu ku booriyey shacabka Puntland inaanay marnaba aqbalin in dangaara loo burburiyo danta guud ee ka dhexaysa ummada reer Puntland,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Madaxweynaha

Halkan ka Daawo Muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Gaas”Dulqaadkii,Dabacsanaantii iyo Naxariistii waxaa loo badalay Dawladu waa jilicsan tahay,hada labo laysku heli maayo”"

Leave a comment