Video:-Qaxooti Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay

Qaxootigan Soomaaliyeed ee soo gaaray Muqdidsho ayaa ka koobnaa 28-qoys, waxaana ay isugu jiraan dumar, caruur, waayeello iyo rag kuwaas oo si iskood ah u go’aansadeen in ay dib ugu soo laabtaan dalkooda ay mudo sanado ah ka maqnaayeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Qaxooti Soomaaliya oo dib dalka ugu soo laabtay"

Leave a comment