Dhagayso:-Nabadoonada Bari”Nabadoonku waa nabad ilaaliye ee mahan Balo kiciye mana jiro Nabadoon mid kale afhayeen u ah”

Nabadoonada Gobolka bari ayaa maanta ka hadlay xaalka dalka,si gaar ah Nabadoonada waxay uga hadleen xaaladihii maalmahan ugu danbeeyay ee ka dhacayay Puntland ,

Nabadoonada ayaa baaq u diray shacabka Puntland meel uu joogo si gaar ahna waxay ugu soo jeediyeen shacabka Gobolka bari in ay ilaalsadaan nabadooda iyo horumarkooda lana shaqeeyaan laamaha amaanka,hoos ka dhagayso codka nabdoonada.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka nabadoonada

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.

Be the first to comment on "Dhagayso:-Nabadoonada Bari”Nabadoonku waa nabad ilaaliye ee mahan Balo kiciye mana jiro Nabadoon mid kale afhayeen u ah”"

Leave a comment