Dhagayso:-Waxgaradka G.Mudug”Puntland nabadeeda iyo midnimadeedu waa muqadas in lagu ciyaaro cid laga yeelayana majirto”.

Nabadoonada Gobolka Mudug ayaa si adag uga hadlay  qaswadayaasha maalmahan ka waday Puntland qorshayaasha khalkhal galinta amniga.

Puntland nabadeeda iyo midnimadeedu waa muqadas mana fiicna in lagu ciyaaro cid laga yeelayona majirto in ay burburiso.

Hadalka nabadoonada Gobolka Mudug ayaa qayb ka ah shirar jaraa’id oo ay maalmahan qabanayeen waxgaradka Gobolada kala duwan ee puntland ,kuwaasoo ku baaqayay in amniga la adkyatso lalan shaqeeyo laamaha amaanka,hoos ka dhagayso codka nabadoonada.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka nabadoonada

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.

Be the first to comment on "Dhagayso:-Waxgaradka G.Mudug”Puntland nabadeeda iyo midnimadeedu waa muqadas in lagu ciyaaro cid laga yeelayana majirto”."

Leave a comment