Video:-Madaxweyne Trump oo khudbadiisii ugu horaysay ka horjeediyay Kongareeska

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa goor dhowayd soo gaba gabeeyey khudbaddiisii ugu horraysay ee isagoo madaxwyene ah uu u jeediyo Labada Aqalka ee Koongareeska.

Khudbaddan, ma ahayn khudbadda sannadeedka lagu magacaabo State of the Union Address, balse waxay ahayd khudbad gaar ah oo inuu jeediyo uu ku marti-qaaday Af-hayeenka Aqalka Koongareeska Paul Ryan.

Khudbadda caawa auu jeediyey Trump ayaa loogu magacdaray “Dib-usoo Noolayntii Ruuxda Maraykanka” waxayna ku saabsanayd inteeda badan fursadaha dhaqaale iyo ilalainta amniga Maraykanka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

Be the first to comment on "Video:-Madaxweyne Trump oo khudbadiisii ugu horaysay ka horjeediyay Kongareeska"

Leave a comment