War deg-deg ah:-Ra’isalwasaare Xasan Cali Khayre oo helay codka kalsoonida Baarlamaanka Fadaraalka

Ra’isalwasaare Xasan Cali Khayre oo helay codka kalsoonida ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya ayaa cod aqlibayd leh siiyay Rw cusub,majirin Xildhibaan diiday,sidoo kae majirin Xildhibaan ka aamusay.

 

Goordhaw naga filo warkoo dhamaystiran

Be the first to comment on "War deg-deg ah:-Ra’isalwasaare Xasan Cali Khayre oo helay codka kalsoonida Baarlamaanka Fadaraalka"

Leave a comment