Wasaarada maaliyada dawlada Puntland oo cadaysay in uusan jirin mushahaar iyo Adeeg aan la bixin

Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in sanadkii dhamaaday ee 2016 aysan jirin wax mushahar,addeeg iyo raashin ah oo ka maqna ciidan gadood sameeyey maalmo ka hor.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeed uu ku saxiixan yahay Wasiirka Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Sheekh Axmed.

 

 

Halkan ka akhriso:-

Be the first to comment on "Wasaarada maaliyada dawlada Puntland oo cadaysay in uusan jirin mushahaar iyo Adeeg aan la bixin"

Leave a comment